Casharka «ku Noolashada Zurich»
Cashar loogu Talgalay Dumarka (afka Somaliga)
Casharka «Ku Nolashada Zürich» waxad baranaysaa Maclumad Muhiim kkuna saabsan Arimaha Bulshada, Sharciga iyo Dhaqanka. Si wadajir ah ayd uga hadli doontaan ariimaha Nolol maalmeedka adigoo Xiriir cusub helayo.
Casharka Biloga
At the moment the course "Living in Zurich" does not take place in this language. If you are interested, please contact integrationsfoerderung@zuerich.ch. Thank you!
Dhamadka Agosto ilaa Bilawga Maarso
Carurta laguu heynayo
Qaadaneyso
15/16 Qeybood ama Casharo Arbaco kasta 8.45 ilaa11.15
Hordhac
- Hordhac iyo Jihada Magaalada
- «Waxa Iswiiska caan ku yahay»? Afarta luqadood iyoLuqado badan dadka Iswiisku ku kala hadlaan.
- Switzerland: Hordhac Juquraaafiga, Taariikhda iyo Siyaasada.
- Gobolka iyo Magalada Zurich Xaqiiqda iyo Tiroyinka, Siyaasada iyo Maamulka
- Booqasho shir Golaha degaanka Town Hall
- Iskuul iyo Cilmikororsi Gobolka Zürich 1 Caruurta yar yar ilaa Dugsiga Pants
- Iskuul iyo Cilmikororsi Gobolka Zürich 2 Dugsiga sare iyo Xirfad barasho ama Jaamacad
- Waste and recycling: Visit to the Hagenholz waste incineration plant
Qashinka iyo dib u Habeynta: Booqasho Warshaada Qashinka Hagenholz - Cilmikororsi iyo Shaqada Iswiska
- Waqtiga Firaaqada iyo Tabaruca Zurich: booqo Xarunta Bulshada
- Ceymiska Bulshada ee Iswiserland
- Dhaqaalaha
- Degaanka , Dariska iyo Nolosha Xaafadaha
- Caafimadka iyo Ceymiska Iswiiska.
- Socdaal Taaiiki ah oo kku aadan Magaaaladii hore ee Zürich: Waa kuwee Haweenkii Muhiimka u ahaa Taariikhda Zürich
- Xaflada Qalinjabinta
Qiimaha
CHF 60.– waa cida ku nool magaalada Zurich (CHF 30.– daryeelka carruurta)
CHF 320.– kabaxsan Magaalada Zurich (CHF 90.– daryeelka carruurta)